Xisbiga Waddani Oo Ka Hadlay Sargaal Somaliland Ah Oo Muqdisho Lagu Dilay.

Friday April 26, 2024 - 10:00:01
Hadhwanaag
"sida Xoghayaha Warfaafinta xisbiga WADDANI uu ku sheegay..."



Hargaysa (HWN) Xisbiga WADDANI ayaa mar kale qoraal adag ka soo saaray dilka Cabdinasir Muse Dahable iyo muwaadaniinta reer Somaliland ee sharci darrada Ugu xidhan magaalada Muqdisho, sida Xoghayaha Warfaafinta xisbiga WADDANI uu ku sheegay qoraalkan hoose oo uu baahiyay.

May be an image of text
     
Loading...