"Gudoomiyaha Gobolka Maroodijeex Maxamed Caalin Tiimbaro ayaa Gudoomiyey fadhiga"
Hargaysa (HWN) Fadhi ay yeesheen saaka Golaha Degaanka ee Degmada Sallaxley ayaa saaka Maayar u Doortay Maxamed cabdi Haariye, halka ay Maayor kuxigeen u doorteen Maxamuud Beddel .
Gudoomiyaha Gobolka Maroodijeex Maxamed Caalin Tiimbaro ayaa Gudoomiyey fadhigan Saaka.
Wasaaradda Arrimaha Gudaha Jamhuuriyadda Somaliland ayaana hambalyo udirtay Maayorka iyo maayorka Kuxigeenka cusub ee Degmada Sallaxley.