Talooyoinkii uu inooga tagay AUN Dr ibrahim Al Fiqi

Sunday January 28, 2024 - 11:11:17
hadhwanaagtv
Yaanu ku murug galin qof aan qiimahaaga aqoonin...



1 Waxaan ku mashquulsan nahay khilaafaad aan muhiim ahayn, maxaa yeelay caqligeena waxaa ka buuxa fikrado aan muhiim ahayn. Sidaas darteed, ayaan nool nahay nolol aan macno lahayn.


2 Haddii aanad qofka waxba tari karayn ha dhibin Oo haddaadan ka farxin karayn , murugo ha u horseedin Oo hadaadan la istaagin, ha niyad jabin Oo haddaadan ku farxin nimcadiisa, ha ka hinaasin Hadaadan amanayna ha caayin".


3 Sirta guushu waadoonis xooggan, waxaana aasaas u ah dhaqaajiye (Motivation), marka aad

niyad bir ah hayso shaqada waxaad u helaysaa xamaasad iyo karti dheeraad ah.


4 Hadaan loolan jirin wax ma barteen hadaan hadaan murugo jirinna farxad ma barteen hadaan fashil jirina libin ma gaar neen


5 Yaanu ku murug galin qof aan qiimahaaga aqoonin (garanayn) waayo Qofka indhooluhuba haddi uu dheymanka taabto dhagax ayuun ba u malaynayaaye.


6 Maalin walba oo aad noshahay oo aad joogto aduunka waa hadiyad xaga rabbi kaga timid

Haku dayicin hadiyadaas ka walwalka mustaqbalka iyo kashalaynta wixii tagay kaliya rabbi talo saaro


7 unoolow ilbiriqsi kasta sida inuu yahay Kii kuugu dambeeyay, oo ku noolowJacaylka rabigaa akhalaaqda suuban Iyo rayn-Rayn-ta.


Qodobkee kusoo jiitay?

Dr ibrahim al fiqi

     
AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...