Nooc Cusub Oo Covid-19 Ah Oo Laga Helay Maraykanka.

Tuesday September 12, 2023 - 08:04:02
Hadhwanaag
"Xarumaha caafimaadka ayaa soo warinaya in tirade dadka ay ku dhacayeen"



 

Xarunta Xakameynta iyo ka hortagga xanuunada Maraykanka ee CDC ayaa sheegtay in labo tafiirood oo cusub oo cudurka COVID-19 ahi ay hadda wareegayaan.

 

Xarumaha caafimaadka ayaa soo warinaya in tirade dadka ay ku dhacayeen iyo kuwa u dhimanayaba ay sarreyso.

 

Labadan nooc oo la kala siiyey magacyada EG.5 iyo BA.2.86 ayaa hadda isha lagu hayaan.

     
Loading...