Xikmadihii Rasuulkeenna (Scw)

Saturday May 06, 2023 - 13:08:26
Hadhwanaag
Muslimku Ugama Tago Muslim Kale Caawinaad




 Dawada Jaahilnimada Waa Inaad Wax Su'aasho. (Scw)

 Marka Aad Aragto Qof La Siiyay In Ka Badan Inta Aad Heysato Lacag & Quruxba Fiiri Kuwa Aan La Siin Labadaba. (Scw)

 Muslimku Ugama Tago Muslim Kale Caawinaad La'aan Xilligii Uu U Baahnaa. (Scw)

Rasuulkeenna Scw Wuxuu Yiri Way Dhowdahay Maalinta Aakhiro Waqtigu Wuxuu Ku Gudbi Doonaa Si Deg-Degsiimo Ay Ku Jirto, Sanadku Wuxuu U Muuqan Doonaa Bil, Bishuna Isbuuc, Isbuucana Maalin, Maalintana Saacad. (Scw)

 Guryaha Guriga Ugu Fiican Waa Guriga Ay Agoontu Ka Helaan Jaceyl & Naxariis. (Scw)

Igula Wada Salliya Xabiibkeenna Muxammad Scw.


Mahad Mohammed

W/Q: Abuu Xikmad

     
AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...