harumaysan qof kuusoo guuriyo hadalada dadka kale sababtoo ah maalin ayuu hadalkaaga guurin doonnaa
afar Shay qalbiga ayay dilaan haday bataan
Cunida,hurdada,hadalka iyo kumilanka badan ee dadka
inaad qof dareenkiisa runta kudhaawacdo ayaa karoon inaad been kufarxad galiso
ayaan daranaaa qof waxwalba yaqaana laakiinse aanan ilaahay aqoonin
waxaad qaadi kartaa waxwalba oo cultus laakiinse ma arkaysid wax kaculus daynta
kabaro xayawaanka arimahan soosocda
qunaanjada kabaro sida wax lookasbado
Geela sabarka kabaro
Diiqana kalahaadda kabaro
Abeesadana xikmadad kabaro
libaaxana geesinimada kabaro
Eygana daacadnimada kabaro
hadii aad dareento inaad edab darantahay ogow inaad edab leedahay sababtoo ah dadka edabta daran madareemaan inay edab daranyihiin
geesinimadu waa sabarka hal saac
iisheeg waxaad wakhtigaaga kubixiso si’aan kuugu sheego waxa aadtahay
waalagayaabaa inaad dadka sirto wakhtiyada qaar ama wakhtiyada oodhan dadka qaar lkn dadka oodhan wakhtiyada oodhan masiri karaysid
Waad kumahadsantihiin akhrintiinna
Haddii larabo waan soobadinkarnaa
Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!