" Wasiirada Arab Waa Waxtar ".

Thursday February 10, 2022 - 09:09:15
Hadhwanaagtv
Xildhibaan GURUUJE

Prof daahir maxamed yuusuf wuxuu ahaa wasiirkii sameeyey manhajka iyo nidaamka wasaaradda ee seeska u dhigey tacliinta somaliland.


Cabdilaahi darewal wuxuu ahaa wasiirkii gaashaandhiga iyo caafimaadka labadaba taariikhda kagga tagey .

Dr adna aadam waa wasiiraddii somaliland iyo aduunka is bartey .


Xuseen axmed caydiid waa wasiirkii dhalinyaradda garsoorka kusoo darey ee tababarey hortii garsoore dhalinyaro ihiba muu jirin .


Dr ciise kaydna waa aragtaan wacdarihiisa , waligoodba wasiiradda arab waa waxtar

     
AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...