Duce Qabe Abwaanoow, Dalkeeni Waad Dhamaysay, Duce Qabeabwaanoow, Dalkeeni Waad Dhamaysay,

Thursday August 22, 2019 - 09:03:33
hadhwanaagtv
BISMILAAHI ALRAXMAAN ALRAXIIM (ASCWRWB).


SALAAN KADIB WAXAN MID KHAAS AH U SOO DIRAYAA,

BAHDA HADHWANAAGNEWS IYO AKHRISTAYAASHEEDA.

 

DUCE QABE ABWAANOOW,DALKEENI WAAD DHAMAYSAYO,

AMAANA WAAD DULSAARTEE,DALDALOLKANA TILMAANOO,

DARYEEL INAY SUGAAYAAN,DALKA IYO DADKIISUBA.

KUWAN DAAYACAAYEEN,DANAYNAYNBA GAADHSII.

DAAKIROO XAQA U HADAL,INAGOON MAAL KU DOONAYN.

DUCAYNA KUU HIBEEYEYN,DADKA IYO DUUNYADEENUBA,

DEEQSIYOOW ILAAHOOW,DUNUUBOO DHAN NAGA DHAAF,

DULMI NAGA FOGEEYOO,DAACADNIMADA NAGU SOOR.

                      ISMAIL ABDILLAHI HANDULEH.

 

     
AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...