Sanduuqa Horumarinta Dhallinyarada JSL oo shaaciyey tartamayaasha liiska gaaban ee gobolka Sanaag

Sunday November 15, 2026 - 10:29:14
hadhwanaagnews
Tartamayaashan ayaa u gudbay marxaladda ugu dambaysa ee tartanka

May be an image of text


Hadhwanaagnews.com | Sanaag | Sanduuqa Horumarinta Dhallinyarada Jamhuuriyadda Somaliland (JSL) ayaa shaaciyey tartamayaasha ku soo baxay liiska gaaban (Shortlist) ee gobolka Sanaag, kuwaas oo dhawaan soo gudbiyey fikradahooda ganacsi si ay ugu tartamaan fursadda maalgelinta hal-abuurka ganacsiga dhallinyarada.

 

Tartamayaashan ayaa u gudbay marxaladda ugu dambaysa ee tartanka, halkaas oo ay si toos ah ugu soo bandhigi doonaan uguna difaaci doonaan fikradahooda ganacsi, iyagoo sidoo kale ka jawaabi doona su’aalaha guddida qiimaynta.

May be an image of ticket stub and text


     
Loading...