Aqoonsigeeni Uu Aasay,Islaam Kaynu Moodaynay.Afar Iyo Toban Sano

Saturday February 07, 2026 - 16:44:39
HADHWANAAGNEWS
Bahda H/W Iyo Akhristayaasheda.


Bismillahi Alraxmaan Alraxiim,

[A.S.C.W.R.W.B] Tu Khaas Ahna

Bahda H/W Iyo Akhristayaasheda.

Aqoonsigeeni Uu Aasay,Islaam Kaynu Moodaynay.Afar Iyo Toban Sano [14 ] Arrinkeeniyo Dhaafay, [Ordugaana] Imma Deynin,Israaiil Israaiilha Loo Sheego.

 

 

Islaamnimada Uu Haysto,

 

Ordugaan Inoo Sheegtay,


 

Alle Diinta Kuma Qeexin,

 

Ordugaan Tanuu Haysto,


 

Istaanbul Ha Ku Ekaatoo,

 

Islaamnimadu Yay Noqon,


 

Umadaheenuyay Baranin,

 

Mid Islaamka Lagu Boobo,


 

Okoolaan Siduu Yeelayo,

 

Aminaadii Way Dhimatay.


 

Ismail Abdillahi Handuleh

Ismail Handuleh <[email protected]>

     
AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...