Qofku wuu ku adkaadaa qorsheynta ama
(CFS) Xanuun Kaan Waa mid daran daal joogto ah Waana mid samaayn wayn Ku reebato maskaxdaada siiba Shan meel oo muhiim u ah maskaxdaada by. Dr Hussein Ahmed Mohamed psychologist and Psychotherapist.
5 ta meel ay samayn kureebta EE maskaxdaada Waa?
1. Qofka wuu ku adkaadaa inuu diiradda saaro akhriska iyo waxbarashadana wuu ku daalaa si dhakhso ah (CI)
2. Waxaa yaraada xasuusta dhow iyo xasuusta shaqada Qofku wuu illoobaa ballamaha, magacyada, ama wixii uu hadda sameynayay (SM/WM)
3. Qofka wuxuu dareemaa wareer fikir culus maskaxda oo xiran ama maskax buuqsan ama Qofka waxaa u adkaado inuu waxa siifican usharxo (BF)
4. Qofka wuxuu dareemaa xanaaq degdeg ah ama niyad jab ama dulqaad yari (BEI)
5. Qofku wuu ku adkaadaa qorsheynta ama
go’aan qaadashada ama maaraynta waqtiga (PEF)
Hadii ay shantaas meel EE maskaxdaada kuxiran tahay suura gal inaa nolosha caadiga wajahdid.
Xalka Waa inaa Qaadataa latalin caafimaad oo dhamaystiran ( Professional Psychotherapy) taas ayaa Saxi karto wixii Kaa qaldoomay maskaxdaada mid ogaaw kaniiniga masaxi Karo daremahaaga qaldoomay.
AFEEF:
Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!