Amaanta xad-dhaafka ah waa halis

Wednesday January 14, 2026 - 10:05:39
HADHWANAAGNEWS
Dunida maanta dareenka iyo taageerada badan


Marka qof si xad-dhaaf ah loo amaanayo Wuxuu bilaabaa inuu isu arko wax uusan ahayn. Taas macnaheedu

wa in qofka lumin karo fahamkiisa dhabta ah isagoo isku qancinaya awoodo ama Karti uusan lahayn

Waa muhiim in la ogaado awoodahaaga iyo xadidaadahaaga si dhab ah, oo aan lagu jahwareerin amaanta aan

macquulka ahayn .

Dunida maanta dareenka iyo taageerada badan waa la qimeeyaa laakin xad-dhaafka Wuxuu keeni karaa in qofku iska indho tiro xaqiiiqada sida dameerkii muraayada isku fiiriyay ee isku arkay libaaxa.

Qofka hadii aan si sax ah loo hagin Wuxuu bilaabaa in uu ka sareeyo waxa uu dhab ahaantii yahay taasoo horseedi karta guul daro iyo niyada jab


     
AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...