Madaxweyne Cirro Oo Intii Aanay Israel Somaliland Aqoonsan Culimada La Kulmay

Saturday January 03, 2026 - 08:32:41
HADHWANAAGNEWS
Waxa uu ka codsaday bal in ay Warbixin ka Siiyaan Xidhiidh
May be an image of dais


Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa Maalin ka hor Aqoonsigii ay Israel ku dhawaaqday kulan la qaatay Culimada.

Waxa uu ka codsaday bal in ay Warbixin ka Siiyaan Xidhiidh dhex Mara Somaliland iyo Israel Waxa ay diintu qabto.

Mid ka mid ah culimadii la kulantay Madaxweynaha oo Warbaahinta ka hadlay ayaa sheegay in la isku afgartay in aanay waxba ku jabnayn Hadii ay Israel Somaliland aqoonsanayso.
     
Loading...