Qof aan riyo lahayn, mustaqbal malaha.
Malcolm X
Qof aan riyo lahayn, mustaqbal malaha.
Riyadaadu ha ahaato sababta aad u toosto subax kasta.
Ha ku noolaan riyada dadka kale. Ee U nooloow riyadaada adiga kuu gaarka ah.
Haddii aad rabto inaad nolosha fahanto, ka fiiri dhinaca riyada, ma aha xaqiiqda.
Riyadaadu ha ahaato mid ka weyn cabsi kasta oo aad qabto.
Waa wax fiican in la riyoodo, laakiin waa lama huraan in aad ficil la timaaddo.
Riyadaada u orod adiga oo aan dib u jaleecin.
Riyo aan ficil lahayn waa mala-awaal; ficil aan riyo lahayna waa jahwareer.
Haddii aad ku riyoonayso wax weyn, ha ka cabsan inaad ka bilaawdo wax yar.
Riyooyinka waa luqadda nafta, waa meesha guushu ku dhalato.
Riyo la'aani waa nolol la'aan. Haddii aadan wax weyn ku riyoonayn, waxaad noqon doontaa qof yar.
Kuwa riyooda maalintii waxay ogaadaan waxyaabo badan oo ka sii qoto dheer kuwa riyooda habeenkii kaliya.
Qodobkee kusoo jiitay? Mahadsanid
AFEEF:
Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!