Gudoomiye Xirsi X. Cali oo dalbaday awood dheraada

Saturday November 15, 2025 - 14:09:07
hadhwanaagnews
Hadii Madaxwaynuhu na uu wasiirada la shiro wiigii mar oo Xisbigu....



Xirsiyow waxaad meel fagaara ah oo madaxwey nuhu fadhiyo ka dal batay in aad xisbi ahaan (Waddani) wasiirada u yaadhan kartaan wiigii ama bishii mar … Madaxweynaha la doortay iyo parlamaanka oo keliya ayaa wasiirada u yeedhan kara. Sharci ogolaanaya in Xisbi wasiirada la xisaab tamo ama amaro faro ma jiro sabab tuna tahay laba wax baa ka dhalanaya oo fool xun

 

Wasiirada oo habrada oo is yidhaa madaxwayna ha ayuu xisbigu war xun kaaga gayn dabeed na xil kaa lagaa qaadi ( intimidation )

Xisbiga oo ka faa iidaysta wasiirada oo kolba mid ka dal bada in uu dad u shaqaa lay siiyo ( Conflict of interest )

A Political Party has no legal authority over Government ministers.

 

Hadii Madaxwaynuhu na uu wasiirada la shiro wiigii mar oo Xisbigu na uu wasiirada la shiro bishii mar, dabeed sow noqon mayso in laba madaxwayne wadanka ka taliyaan. Oo marka arin qudha marna madawaynuhu wasiirada la falan qeeyo marna Gudoomiyaha Xisbiga Waddani sow waxa ka dhashaa kilaaf iyo wareer noqon maayaan.

 

system within a system in governing usually causes confusion & negative results. Hadii aan khudbad daadii is idhaa odhaah walba wax ka dhe dhowr safxadood bay qaadanaysaa ee wuxuun baan intaa aan soo sheegay ku darayaa in adoo Gudoomiyii Xisbiga Waddani ah oo Madaxwenaha arki kara in aad wixii aad hoos uugu sheegi lahayd oo ay ka mid tahay waa lagu xantaa aad meel mahwiye kaga tirowday taas oo muujinaysa dhiirani xad dhaaf ah. Isku soo xoori oo I guess there is no power sharing plus ur attitude towards the president could have been better

 

Ahmed Saeed

Ahmed Saeed [email protected]

     
AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...