Trump "waa joojinay" colaaddii xaduuda ee u dhaxaysay Cambodia iyo Thailand

Tuesday October 28, 2025 - 12:44:15
hadhwanaagnews
Madaxweynaha Mareykanka ayaa sheegay inay aad u wanaagsan tahay ...



Madaxweyne Trump ayaa sheegay inay jireen "wicitaano telefoon oo dhexmaray afartooda” ka dib "dhiigii daatay” ee ka dhashay dagaalkii dhexmaray Thailand iyo Cambodia bishii July, laakiin wuxuu sheegay in maamulkiisu "ay joojiyeen”.

Xusuusin ahaan, bishii julay, dagaalkii Thailand iyo Cambodia wuxuu ku dhammaaday "xabad joojin degdeg ah oo shuruud la’aan ah” ka dib maalmo dagaal ah.

Madaxweynaha Mareykanka ayaa sheegay inay aad u wanaagsan tahay in heshiis nabadeed la gaadho.

Raysal-Wasaaraha Thailand Anutin Charnvirakul iyo Raysal-Wasaaraha Cambodia Hun Manet ayaa hadda wada saxeexday "heshiis nabadeed” oo wadajir ah, kaas oo uu kormeerayo madaxweynaha Mareykanka Donald Trump.

Trump ayaa goob joog ka ahaa heshiiska nabadda ee ay gaadheen Thai

     
Loading...