Inaa lilaahi wa inaa ilayhi raajicuun

Thursday September 25, 2025 - 17:00:05
hadhwanaagnews
waxaanu tacsidinayna reer silimo geeridii ku timi marxuun cabdirizaak axmed

Hadii aanu nahay ilma Ibraahin cabdi mataan ( Farascade) ee kala jooga canada Uk Somaliland ee hoos ku xusan :

Hooyo Aamina Axmed Yuusuf
Hooyo Rooda Xasan Muuse
Khadar Ibrahim iyo xaaskiisi iyo caruurtiisa
Cabdirisaaq ibrahim
Khadra Ibrahim Cabdi iyo caruurtayda
Muna iyo odaygeeda iyo caruurtayda
Hanaa iyo odaygeeda
Khalid Ibrahim
Siciid Ibrahim
Jaamac Ibrahim
Caasha Ibrahim
Qamar Ibrahim
Sacad Ibrahim
Cabadale Ibrahim

waxaanu tacsidinayna reer silimo geeridii ku timi marxuun cabdirizaak axmed

Allah qabirigiisa ha uwaasiciyo sakaraadki ku dhaafyee su'asha Alleh ha ufududeyo samir iyo iimaan Alleh hanaga wada siiyo ehel iyo qaraabo
Alleh haka yeelo marti wanaagsan oo Alleh agtiisa laga jecelyahay Aamiin Aamiin????????

mukhtar cilmi <[email protected]>
     
AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...