Daauuska Quruxdiisa,Waxa Loogu Dawgalay,Dakharkaan Bogsanahayn.

Saturday July 19, 2025 - 12:50:08
hadhwanaagnews
2-Dadba Ka Ugu Dhawee,Dani Ayaa Markhatiya,



Bismillah Alraxmaan Alraxiim[A.S.C.W.R.W.B]

Tu Khaas Ahna Bahda H/W Iyo Akhristayaasha.

 

1-Daarood Gubweeyaane,Darbaa Lagu Saliday Falan,

Dumintuun Yaqaanoon,Danahoodba Baranaynin.

 

2-Dadba Ka Ugu Dhawee,Dani Ayaa Markhatiya,

Dawladay Tilmaameen,Hawiya La Doonteen.

 

3-Duubabkiyo Garaadadu,Dadkoday Ka Badanyiin,

Dawiyo Malaha Khayre,Dabkuun Saara Mooyee.

 

4-Deriska Iyo Xigaalkooday,Dunidaba U Necebyiin,

Dubaaqiyo Dhegana Ma Leh,Ducada Habaar Ku Ah.


[email protected]>

Ismail Abdullahi Handuleh

     
AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...