Maayir Shiine Cabdi hayaan oo kamid ahaa biyo culusta
Maayirka magaaladda Balligubadle oo iska casilay Xisbiga Mucaaridka ah ee Kulmiye ayaa maanta ku biiray xisbiga Waddani.
Maayir Shiine Cabdi hayaan oo kamid ahaa biyo culusta xisbiga Kulmiye ee Gobolka Hawd ayaa maanta ku biiray xisbiga Waddani.
Guddoomiyaha Xisbiga Waddani oo ay weheliyaan Wasiirka Shaqadda, Arrimaha Bulshadda iyo Qoyska, Wasiir ku xigeenka Ciyaaraha iyo badhasaabka gobolka Hawd ayaa Maayir Shiine iyo Naasir Ayjeex oo kamid ahaa xukuumaddii hore Kulmiye kusoo dhaweeyey xisbiga Waddani.