"La isla heli maayo in wax Tayo leh la doono iyo in Asxaabta iyo ehelka la ilaaliyo" Agaasimaha Hay'adda Dhawrista Tayada

Monday June 23, 2025 - 08:42:44
hadhwanaagnews
Agaasimaha ayaa sheegay in tayada la ilaalinayo oo danaha kale,....

Agaasimaha Hay'adda Dhawrista Tayada Somaliland oo maanta xilka la wareegay ayaa ehelka iyo Asxaabta ugu baaqey in aan la isla helay in tayada caafimaadka qofka la ilaaliyo iyo in Asxaabta iyo ehelka la ilaaliyo
Waxaanu yidhi "Waxaan leeyahay ehelka Asaxaabta iyo dadka aanu si guud isku naqaano, laba laysla heli

 maayo, in wax tayo leh la doono oo qof kasta caafimaadkiisa la ilaaliyo iyo in Asaxaabta, ehelka iyo Asaaxabaha kale la ilaaliyo".

Agaasimaha ayaa sheegay in tayada la ilaalinayo oo danaha kale ee shakhsiga ah laga tageyo
Waxaanu yidhi "Tayadaynu Ilaalinaynaa oo waxaa kale iyo danta Shaqsiga ah halkaas ayaynu iska dhigaynaa”.
     
Loading...