Gudoomiyaha Hay'ada shaqaalaha dawladda JSL oo kullan la qaatey Mayirka City of Seatag

Thursday June 12, 2025 - 14:19:59
hadhwanaagnews
Kullankan ayaa wax ay diirada ku saareen Maayarka City of SEATAG,


Magaalada SeaTac waxay ku taal Waqooyi-galbeed ee Baasifiga, qiyaastii bartamaha inta u dhaxaysa magaalooyinka Seattle iyo Tacoma ee Gobolka Washington.

Kullankan ayaa wax ay diirada ku saareen Maayarka City of SEATAG, Maxamed Egal iyo dugoomiyaha Hay'adda shaqaaluhu qorshayaal muhiim ah oo laga fulin doono Somaliland.

Mayor-ka ayaa si diiran u soo dhaweeyay gudoomiyaha Hay'adda shaqaalaha dawladda Somaliland oo ay is dhaafsadeen xogo badan oo ku saabsan, sidii looga wada shaqayn lahaa hawlaha Qaranka.
     
Loading...