Xujaaj Safar Sideed kun oo Kiilomitir (8,000 KM), ah ugalay sidii ay u gudan lahaayeen waajibaadka Xajka.

Saturday June 07, 2025 - 18:34:08
hadhwanaagnews
Raggan ayaa soo maray waddo taariikhi
May be an image of 2 people and horse


Xujaydan oo ka yimi dalka Spain ayaa Safar ay u adeegsadeen Fardo ku tagay magaaladda barakaysan ee MAKA.

Raggan ayaa soo maray waddo taariikhi ah oo ay hore u mari jireen Muslimiintii ANDULUS Shan boqol oo Sanno ka hor kuwaasi oo soo maray Wadamada France, Italy, Slovenia, Croatia, Bosnia, Serbia, Bulgaria, Turkey, Syria iyaga oo ugu dambayn uga soo gudbay Jordan uga soo talaabay Saudi Arabia.

Ugu dambayn safarkoogan oo qaatay in ka baddan Todoba bilood waxa uu Alle swt u rumeeyey rajadoodi ahayd Xajka.
May be an image of 4 people and text that says 'MAO Вс C в в'

     
Loading...