Madaxweynaha Dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle, ayaa qasriga
Madaxweynaha Dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle, ayaa qasriga Madaxtooyada dalkaas ku qaabilay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) iyo weftigii uu hogaaminaayey .