Putin oo sumcadiisa iyo Hadafkiisa Ukraine ilaashanaya

Thursday May 15, 2025 - 15:34:40
hadhwanaagnews
Madaxweyne Putin ayaa soo jeediyay inuu ku kalsoonyahay Erdogan....


Madaxweynaha Ukraine Zelenskyy ayaa gaaray Dalka Turkey si uu uga qeybgalo Shirka Nabada Ukraine iyo Ruushka oo lafilayo inuu Turkey ka dhaco

Madaxweyne Putin ayaa soo jeediyay inuu ku kalsoonyahay Erdogan shirkuna ka dhaco Dalka Turkey Lkn Putin ayaan Shirka ka soo qeyb geli doonin shuruuda Erdogan ayaana ah in Shirka uu ka soo qeybgalo Hogaamiyaha Mareykanka Trump maadaama Mareykanka Dagaalka Ukraine toos ugu jireen Sida ay ku warameyso Warbaahinta Ruushka

Ankara ayaaa waxaa kusugana Dublamaasiyiin Ruushka ka socota si ay uga qeybgalaan Shir fool ka fool ah, Waa Shirkii 2aad oo Turkey martigeliyo tan iyo bilowga Dagaalka Ukraine Shirkii hore waxaa dhabar jebiyay Xukuumada Uk Xili madaxweynaha Ukraine uu aqbalay inuu Ruushka la heshiiyo
     
Loading...