DEG DEG Culays La Saaray Dhalinyarada Somaliland Ee Caasimadda Qadar Jooga.

Wednesday May 14, 2025 - 18:03:55
hadhwanaagnews
Dhalinyaradan oo dhawr boqol ah ayaa loo sheegay in ay u diyaar
May be an image of text


Dhalinyarada Somaliland ka soo Jeeda ee Ku Sugan Dalka Qadar ayaa ka gaws Adaygaya in loo Qaado Magaaladda Muqdisho si ay ugu biiraan Ciidamadda Soomaaliya ee Dagaalka la galaya AS.

Dhalinyaradan oo dhawr boqol ah ayaa loo sheegay in ay u diyaar garoobaan Safarkooda Muqdisho, Waxa ayse ku doodayaan in aanay u dhalanin Soomaaliya, hasayeeshee ay ka soo jeedaan Somaliland.
     
Loading...