Walaaleyaal yaynaan sinaba u Ogolaan wixii shalay dhacay
Taariikhda laguma arag Qaran ay dadkiisu u qaybsan yihiin Qabiil, Gobolaysi iyo Arragtiyo kuwaa la mid ah oo Guul gaadhay,
Walaaleyaal yaynaan sinaba u Ogolaan wixii shalay dhacay in ay Jaan gooyaan waxaynu maanta noqonayno”
Dr. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) Madaxweynaha Somaliland oo shacabka la dardaarmay