Niyad jabku marna xal kuu noqon maayo. Werwerka iyo walbahaarkuna mushkiladda ma dhameeyaan. Wax ku dhaafayna murugo ma soo celiso.
Baro in qalbigaaga aad ku beertid sabir, waxaad ogaataana in Allah (sw) la jiro kuwa sabra.
Quruxada iyo wanaagganolasha waxaad dareemaysaa markaad maalin kasta oo qoraxadu kuu soo baxado aad aaminto in ay tahay deeq Allah (sw)kaaga timid si aad u furato bog cusub, oo khayr ka buuxo kuna waayo aragto wixii wakhti kaa lumay iyo khasaarihii shalay!..
Si kasta oo aad u fikirto marna kuuma soo noqonayo wakhti ku dhaafay, ka aad taagan tahay ka faa’iidayso.
Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!