Maamulka SSC-Khaatumo ayaa ku wareejiyay Soomaaliya 25 maxbuus oo ka mid ah Maxaabiista u xirnaa colaadihii gobolka ka dhacay sanadkii 2023 kuwaasi oo loo qaaday magaalada Muqadisho.
Talaabadan ayaa ayaa timid kadib markii Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya , Xamsa Cabdi Barre uu gobolka Sool ku gaaray safar ujeedkiisu ahaa Kala Wareejinta Maxaabiista