"Maalintii shalay Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Eritrea ayaa jaarkiisa ..."
Hargaysa (HWN) Raysal Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in aan Ethiopia duullaan ku ahayn dalka Eritrea balse ay doonayaan in ay si nabada ku gaadhaan Biyaha Badda cas isaga oo tilmaamay in la xallinayo dhibaatada arrinkan ka haysata.
Maalintii shalay Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Eritrea ayaa jaarkiisa Itoobiya ku eedeeyey in ay abaabulayaan dagaal labada waddan ka dhex qarxa kaas oo ay ku doonayaan ay ku qabsadaan xeebaha dalka Eritrea.