Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid abdullahi Deni ayaa dhisaya 4 Hay'addood.

Thursday March 13, 2025 - 11:00:33
hadhwanaagnews
Hay'adda Aqoonsiga/ID Dowladda Puntland



1: Hay'adda La dagaalanka iyo ka hortagga Argagaxisada

2:Hay'adda Ka hortagga Dhaqidda Lacagaha sharci-darrada ah

3: Hay'adda Dhaqan-celinta xubnaha ka tanaasula Fikirka Argagaxisada

4: Hay'adda Aqoonsiga/ID Dowladda Puntland

Ilo wareedyo amni oo lagu kalsoonaan karo ayaa  xaqiijiyay in la diyaariyey xubnihii loo magacaabi lahaa Xilalkaaan ayna qaarkod joogaan Gudaha Magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka bari

     
Loading...