Somaliland ayaa iska fogaysay eedo uga yimi Puntland kuwaas oo la xidhiidhiyay, dagaalka Argagixisada.

Wednesday March 05, 2025 - 21:04:38
hadhwanaagnews
maalmihii la soo dhaafay ka soo yeedhayay masuuliyiin k


Intee bay le'eg tahay fursadda ciidamada Puntland kaga ...

War saxaafadeed ka soo baxay wasaaradda warfaafinta Somaliland ayaa lagu yidhi, "waxa wax lala yaabo ah eedaha deel-qaafka iyo cuqdada ah ee ay ka muuqato nafla-caarinimada la qarsan waayay oo maalmihii la soo dhaafay ka soo yeedhayay masuuliyiin ka tirsan maamul-goboleedka Puntland ee Soomaaliya, kuwaasi oo ku eedaynayay Somaliland wax aanay dhaqan u lahayn, kana suurtogeli karin oo aan ku sifayn karno "Hadal meel waayayā€¯.

     
Loading...