Qaahira iyo Asmara ayaa sidoo kale ku celiyey in aysan dowladna...
Dowladda Masar oo faahfaahin ka bixisay kulan dhexmaray; Wasiirkeeda Arrimaha-dibedda iyo Madaxweynaha Eriterita ayaa sheegtey in ay hoosta ka xarriiqeen in dal aan bad lahayn [Itoobiya] aanu cag soo dhi karin Badda-cas.
Qaahira iyo Asmara ayaa sidoo kale ku celiyey in aysan dowladna ka oggolaanayn faragelin ay ku samayso madax-baanida iyo wadajirka Soomaaliya.
Tani waxa ay imanaysaa, ka dib soodhoweyntii Muqdisho ee DFS ay u samaysay Raysal wasaaraha Itoobiya.
Soomaakiya xaggee u roon Asmara, Qaahira mise Addis Ababa?