Somaliland oo qaramaynaysa Ciidama Madaniga ah ee ku suggan Jiidaha Gobolada Sool iyo Sanaag.

Monday February 24, 2025 - 14:39:45
hadhwanaagnews
Ciidamadda Madaniga ah ayaa sidaasi ku helaya Xuquuq


Madaxweyne ku xigeenka Somaliland iyo Taliyaha Ciidanka Milatariga Somaliland oo maanta gaadhay Magaaladda Ceerigaabo ayaa ujeedkoodu yahay sidii Ciidamadaasi loogu dari lahaa Ciidanka Qaranka.

Ciidamadda Madaniga ah ayaa sidaasi ku helaya Xuquuq u dhigganta mida ay leeyihiin Ciidamadda Qalabka sida ee Somaliland.

Arrintan ayaa kamid noqonaysa ka dhabaynta Ballan qaadkii Madaxweynaha Somaliland Dr. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro).
     
Loading...