Weftigan ayaa hor dhac u ah Booqashadda Madaxweynaha Somaliland...
Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka Somaliland oo uu weheliyo Maareeyaha Hay’adda Wadooyinku ayaa gaadhay Magaaladda Baligubadle.
Weftigan ayaa hor dhac u ah Booqashadda Madaxweynaha Somaliland ee Gobolka Hawd.
Booqashadda Madaxweynaha ayaa ah dhagax dhiga Jidka isku xidha magaalooyinka Hargeysa iyo Balligubadle oo uu balan qaaday wakhtigii ololaha.