Dacawaley Dagaalkii Ka Dhacay Dhali Dareen Weyne,Doqonkii Ogaadeen Hadduu Dawladnimo Sheegtay,Daayeer Muraayado Xidhaa Daawashada Waalay

Thursday December 26, 2024 - 11:03:35
hadhwanaagtv
Dadnimiyo Haddii Ay Galaan,Magaca Daaroodka.



Bismillaahi Alraxmaan Alraxiim [A.S.C.W.R.W.B]

Tu Khaas Ahna Bahda H/W Iyo Akhristayaasha.

Inaalilaahi Wa Inaalilaahi Raajacuun.

Alleh Ha U Naxariisto Mujaahidiinta Ku Dhimatay,

Kuwa Dhaawaca Ahna Ha U Boogo Dhayo.

1-Dulinimadu Waa Caadadoodo Deris Axmaar Weeye,

Diin Ma Laha Oo Gaalnimadna Derojo Weyn Gaadhe.

2-Dumarkooday Naasaha Jireen,Baan Dabiib Heline,

Dulmigay Ku Faanaan Dugaag,Wax Isma Doorshaan.

3-Daawo Lalama Galo Beelo Wacad,Duulkan Oo Kale,

Dadnimiyo Haddii Ay Galaan,Magaca Daaroodka.

4-Duqay Iyo Sulaadiin Martiyah,Lama Duqeeyeene,

Duurjoog Marayun Soo Xidhiyo,Dabato Weeyan.

5-Afartaas Daliilshaye Haddaan Hoos U Daagaye,

Dulqaad Iyo Xishoodba,Isaaq Loogu Dawgalaye.

6-Derma Loo Gogla Bahal Wax Cuna,Mana Dikheyan,

Dubqalooc Abees Iyo Masbay,Degel La Waabteen.

7-Deris Oroamada Kaga Haboon,Doqon Ogaadeene,

Dalka Waynu Wada Leenahaye,Dooda Fura Caawa.

8-Dib Haw Laabanina Waa Xornimo,Dhiiga Daadasani,

Dirka Oo Dhan Iyo Oromadaan,Dooda Maqashiiyay.

Daahiina Araba Ka Rogayoo,Diiday Taliskoodan,

 

Ismail Abdillahi Handuleh.

     
AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...