Farahay Ka Haadoo,Colaad Fidiye Daaroode,Foojignaada Nagu Fiirsate,Ficil La'antiina.

Wednesday December 25, 2024 - 07:57:01
Hadhwanaag
Dagaalka Iyo Colaadi Uma Cusbo,Arab Ma Diidaayo,..


Bismillaahi Alraxmaan Alraxiim [A.S.C.W.R.W.B]

Tu Khaas Ahna Bahda H/W Iyo Akhristayaasha.


 

Daayinba Inoo Qoray Wadkoon,Deynayn Ruuxnaba,

Diyaar Baana Loo Wada Yahaye,Damaqba Beeneeya,


Dagaalka Iyo Colaadi Uma Cusbo,Arab Ma Diidaayo,

Doorkan Waxase Dhacayba Ahaa,Abid Ma Duugowe,


Dawo Iyo Tolkeen Wuxu Noqon,Xaal Digniin Mudan,

Dalkeenu Guuri Maayo Darbaad,Ders Wadaagtaan,


Daanweyn Colaadba Dhextaal,Dir Iyo Daaroodka,

Digashaana Inoo Xeer Ahoon,Diirnax Baan Jirinba,


Dacarka Leefnaya Iyo Inaan,Derjo Weyn Gaadhno,

Dabaqoodhi Daarood Axmaar,Kuman La Daawaysta,


Dacawalay Dagaalba Ka Dhacay,Daawashana Reeb.

Ismail Abdillahi Handuleh.

     
AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...