xidhidh badan oo anu samaynay waxaa noo suura
Waxaanu mudo ka badan 3 Sanno ka howl geleyney Madaxtooyada cerigabo Oo aanu Ugu qorneyn si kumeelgaadha, mudaadana waxaan buuxin jirney boos walba Oo Ka banana isla shaqada aan hayno waxaa 2 jeer noogu yimid madaxweyne muuse biixi cabdi iyo wafti culus uu hogaaminayo oo culuskeeda shaqo wadata.
Mudada Intaas leeg maanu qaadan wax mushahara amase wax gunno ah waxaan Mar walba cabasha ku gudbin jirney wasiirada deeganka ka soo jeeda Oo aan u badhi jirney duruufta haysta shaqaalaha ka howl gala madaxtooyada, marwalba Oo aan ka wareysano maamulka Madaxtooyada ceerigabo hadal kii Wuxuu ku soo gunaanadi jirey wixiina waxaa ku dhegan Agaasimaha madaxtooyada Mahamed cali Bile
xidhidh badan oo anu samaynay waxaa noo suura gashey in aan La xiriro agaasimaha madaxtooyada Somaliland Mahmed cali Bile Wuxuu Af cad noogu sheegey in aaney u xisaabsaneyn Gobolada barrigu gaar ahaan shaaqalaha cerigabo anuuna aqoon, markaan u kuurgalnay shaaqilihii xaga cerigaabo La geeyay waxaan ka war heley in uu shaqaalaha Cerigabo ka dhigey shaqaale aan weligood cerigaabo Imaan ayna isku hayb yihiin agaasimaha shaqalahas oo ah reer galbeed
Shaaqalaha xaqooda La duudsiyey
1-Cabdilaahi Mahmed
2-Nuuradiin Ahmed