Toban Dhacdo Oo Rabshado Ah Iyo Raasaas Iyo Dagaal Hargeysa Ayaa Tii U Horaysay Axmed Dhagax Laga Sameeyey.

Thursday October 31, 2024 - 11:50:06
Hadhwanaagtv
Muse Aha Madaxweynaha Lagu Sheegayo Iyo Ina Kaahin Hadalkoodu..



Muse Juudaan Ina Khaahin Way Xaqiiqsadeen Inaanay Doorasho Saxa Ku Soo Baxayn Waxay Goaan Ku Gaadheen Inay Dhalinyarada Ay (Calooshooda U Shaqaystayaasha) Ka Dhigeen Bilaa Ehelka Ah Ee Balwadda La Baray Iyo Askar Khaas Ah Ku Baabiiyaan Doorashada Somaliland Ee Dad Weynuhu Sugayaan.

 

Labada Askari Waa Muse Iyo Kaahine Gacmaha Dhiig Bay Kula Jiraan, Rabshado Waa Weyn Bay Abaabuleen Tii U Horaysay Xafadaa Arabka Ayey Ku Tijaabiyeen , Waxaa Ku Xiga Xafadaa Garxajiska Dhimasho Badan Baa Soo Socota Todobaaddada Inagu Soo Foolka Leh , Ha Laga Diyaar Garoobo Oo Ciyaalka Hubka Iyo Baastooladaa Loo Soo Dhiibay Si Sharaf Leh Ha La Isga Difaaco. Intay Wax Laayaan Muse Ku Noqon Iyagoo Nabada, Xaafad Waliba Heegan Ha Gasho Wax Dawlada Oo U Maqan Somaliland Ma Muuqato, Qof Kastoo Caqli U Saaxiibi Wuu Arkaa.

 

Muse Aha Madaxweynaha Lagu Sheegayo Iyo Ina Kaahin Hadalkoodu Wuu (Desipline) Beelay Waxa Waalida Ah Ay Ku Hadlayaan Waxay Ka Turjumsysaa Waxay Maaggan Yihiin. Wadanka Beelihii Degganaa Qaar Waa La Laayey Waana La Eryey Muse Biixi Shalay Wuxuu Yidhi Wax Caadiyaan U Arkaa ; Afar Kun Oo Askar Iyo Shacaba Labada Dhinac Ku Dhaawac May , Intaa Badhkeed Baa Ku Dhintay , Laba Boqol Oo Qof Oo Kun Baa Ka Qaxay Sool , Waxa Qaza Yuhuudu Ka Samaysay Buu Laascaanood Ka Sameeyeen Isaga Iyo Ina Kaahin , Nuux Taani Iyo Wixii Kula Socday Arinkaas. Xaalkoodu Waa Nin Qoyani Biyo Iskama Dhawro. Maskax Ahaan Hubaal Ina Kaahin Iyo Ina Biixi Ma Miyir Qabaan Waayo Ficilkooda Waa Argtaan.

 

Doorasho Nabada Ninkii Sugaa Waa Qof Aan Waxba Fahmayn.

 

Wadani Iyo Kaah Iyo Beesha Dhexe Jiritaanka Somaliland Intii 8 Dan Kale Waa Inay Heshiis Labaad Wada Galaan Oo Doorashada Ku Difaacayaan . Ciyaalkii Maafiyada Ahaa Ee Xaafadda Arab Galay Nina Xabbadda La Dhacayey Kun Kun Buu U Qaybiyey Muse Iyo Madaxtooyadii Laga Soo Diray, 9 Jeer Oo Kale Baa U Qorshaysan Oo Doorashada Lagu Baabinayo, Maalinta Doorashada Waxaa Qorshaysan Inay Maalin Dagaal Tahay.

 

Ninkani Madaxweyne Nimo Baannaan Buu Ku Tuuray Anigu Waan Yaabanay Waxa Madaxweyne Loola Daba Socdoba , Xoog Baan Ku Haysanayaa Weeye Goaankiisu.

 

Wixii Ka Dhacayey Xaafadda Arabka Waxay Ahayd Atalaatiinkii Film Ka Uu Soo Wado(Synopsis), Ha Laga Diyaargaroobo Yaan Hadhaw Dhinac Qudha Laga Ooyin Labada Dhinac Iyo Ciyaalkiisa Maafiyada Uu Ka Dhigtay Waa In Waalidkooduna Ooyaa Oohin Nacasnimo.

 

Wa Bilaahi Tawfiiq

 

Qoraa M Bashe.

     
AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...