Bismillah Alraxmaan Alraxiim [A.S.C.W.R.W.B]
Tu Khaas Ahna Bahda H/W Iyo Akhristayaasha.
1-Kariimka Allaa Kursiga Bixiye,
Karaamada Waa La Dhawrtaa.
2-Kalkiini Qaadatiyo Kor Saarkii,
Kadeediyo Kaar Na Soo Marise.
3-Karaahida Shacabkan Kala Jabay,
Mid Soo Kabkabaanu Baadhayna.
4-Kaydkaad Haysataan,Idinku Filan,
Kadbado Kordhi Haysku Odhanina.
5-Kalkaasho Wadankiina,Kaalmeyo,
Kohashooyin Ka Ilaasha,Karaahi.
Ismail Abdillahi Handuleh
Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!