DEG DEG Saudi Arabia 23 Sano Oo Xadhig Ku Xukuntay Wariye Sawiro Siiyay Wargeyska Reer Qadar Ah.

Tuesday October 15, 2024 - 10:31:21
Hadhwanaagtv
Mohamed Ahmed al-Hazzaa al-Ghamdi oo ku xeel dheer
May be an image of 1 person

Xukuumadda Saudi Arabia ayaa xabsi gaadhaya 23 Sano ku Xukuntay Wariye

Mohamed Ahmed al-Hazzaa al-Ghamdi oo ku xeel dheer Sawirada, ka dib markii uu sawiro la wadaagay Wargeyska Lusail ee Dalka Qadar xilligii ay jirtay xiisada u dhaxaysa wadamada Qadar iyo Saudi Arabia.
     
Loading...