DEG DEG Markab Sida Milatari Ka Socda Masar Oo gaadhay Muqdisho.

Friday September 27, 2024 - 14:06:51
hadhwanaagtv
Masar waxay ay difaacanaysaa Biyaha Wabiga Niilka

May be an image of 1 person, oil refinery and ocean

Markabkan oo ka Yimid Dalka Masar, sidana ciidamo ayay warbaahinta Masar ay sheegtay in uu gaadhay Soomaaliya.


Masar waxay ay difaacanaysaa Biyaha Wabiga Niilka oo ay wadaagaan Itoobiya, waxaanay heshiis ku galeen Soomaaliya oo iyana diidan isfahamkii dhex maray Somaliland iyo Itoobiya in ay isu xulafaystaan.
     
Loading...