WAR RASMI AH Asad Diyaano Oo Loo Magacaabay Taliyaha Ciidanka Booliska Somali

Thursday September 26, 2024 - 11:02:53
hadhwanaagtv
Arrintan ayaa la sheegay in ay ka dambayso Maadaama..

May be an image of 1 person and text


RASMI: Golaha Wasiirrada Soomaaliya ayaa Generaal Asad Cismaan Diyaano u magacaabay Taliyaha Booliiska Soomaaliyeed.

Magacaabista Gen.Asad ayaa imanaysa xilli xiisad u dhaxayso ciidanka isaga daacadda u ah ee PSF ee Boosaaso fadhigoodu yahay iyo xukuumadda Puntland.

Madaxweyne Deni ayaa maalmo ka hor ku dhawaaqay in uu diyaar u yahay in xalliyo khilaafka kala dhexeeya DFS, hase yeeshee Villa Somalia ayaa kaga jawaabtay magacaabista siyaasiyiin mucaaridka Deni ah.
Maxay kula tahay adiga?
     
Loading...