DEG DEG Dawladda Masar Oo Mar Kale Muqdisho Ka soo Dejisay Hub.

Wednesday September 25, 2024 - 16:31:09
hadhawanaag
Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya Abdulkadir Mohamed Nur

May be an image of 7 people


Sida ay Laanta Afka Ingiriisiga ee BBCdu ku warantay Dawladda Masar ayaa mar kale hub geysay Soomaaliya.

BBC oo soo xiganaysa Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya Abdulkadir Mohamed Nur ayaa uga mahad celiyay Masar Hubkaasi oo aanu faahfaahin dheeraad ah ka bixinin.
     
Loading...