DEG DEG MASAR oo soo saartay amar culus oo ka dhan ah Somaliland – Muxuu yahay?

Sunday September 22, 2024 - 18:39:15
hadhwanaagnews
Arrintan ayaa timi kadib markii dhawaan xukuumadda Somaliland


Dawladda Masar ayaa ugu baaqday mu’waadiniinteena in aanay u safrin Somaliland sidoo kale waxa ay sheegtay in kuwa ku sugan hadda Somaliland ay si degdeg ag uga soo baxaan.


 

Arrintan ayaa timi kadib markii dhawaan xukuumadda Somaliland Albaabada isugu dhufatay Maktabad weyn oo dawladda Masar Hargeysa ku lahayd, shaqaalihii ka shaqaynayayna ay ku amartay in ay waddanka ka baxaan.

 

Dhammaan arrimahani waxa ay salka ku hayaan is-afgaradka Badda la xidhiidha ee dhexmaray Ethiopia iyo Somaliland."

     
Loading...