DEG DEG Cirro ayaa iminka gaadhey xarunta danbi baadhista Somaliland ee C.I.D .

Monday September 02, 2024 - 13:37:32
hadhwanaagnews
Cabdiraxmaan Cirro oo doonaayey in uu halkaas ku soo booqdO

May be an image of 5 people

Musharax Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro ayaa iminka gaadhey xarunta danbi baadhista Somaliland ee C.I.D .

Cabdiraxmaan Cirro oo doonaayey in uu halkaas ku soo booqdo Xildhibaan Maxamed Abiib ayaa lagu war-galiyey in aanu xildhibaanku ku xidhneyn xarunta danbi baadhista

Ilaa hada si cad looma garanaayo goobta ay xukuumadu xidhay Xildhibaan Maxamed Abiib.

May be an image of 5 people and street

     
Loading...