Bahda Hadhwanaagnews Oo Hambalyo Dhalasho Farxadleh Udiray Naasir Abdi Amiir & Marwadiisa.

Monday July 29, 2024 - 23:17:15
Hadhwanaag
Dhalasho Farxadleh




Shaqaale waynaha shabakada Hadhwanaagnews, Maamulka iyo Mulkiilaha Shabakada Hadhwanaagnews Axmednnasir Jibriil Faarax waxay hambalyo Dhalsho wacan udirayaa Naasir Cabdi Amiir iyo marwadiisa oo gabadhi udhalatay shalay oo taariikhdu ahayd 28 July, taasi oo loo bixiyay Amelia Nasir abdi Amir (Nasir Al-khayr)

 

Waxay bahda Hadhwanaagnews ilaahay uga baryayaan in ilaahay gabadhaasi yar ka dhigo, mid anfacda dalka, dint iyo waalidkeedba.

 

Aamiin. Aamiin.

     
AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...