Md Mususe Oo qalinka ku duugaya Heshiis Somaliland ay ku noqonayso dal wax la qaybsada Dalalka Dunida iyo Qaaradaba.

Wednesday July 24, 2024 - 14:50:14
Hadhwanaagtv
Riyada Somaliland ee ah in ay aqoonsi hesho muddo ka badan 30

May be an image of 1 person, dais and text

Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland oo qalinka ku duugaya Heshiis Somaliland ay ku noqonayso dal wax la qaybsada Dalalka Dunida iyo Qaaradaba.

Madaxweyne Muuse Biixi ayaa safar ugu bixi doona Magaalada Addisababa oo uu ku soo saxeexayo heshiiska Somaliland ku noqonayso dal aqoonsi haysta oo ka mid ah Qaramada Africa.

Riyada Somaliland ee ah in ay aqoonsi hesho muddo ka badan 30 oo Madaxbanaanideeda ay Soomaliya kala soo noqotay ayaa dhawaan noqon doonta mid rumowda sida ilo war galeen ahi Ii xaqiijiyen.

Heshiiska Somaliland iyo Itoobiya ayaa dhawaan qalinka lagu duugaya ka dib dagaalo dublamasiyadeed oo Labbada dal ay kala kulmeen Dawlada Soomaliya isfahamkii ay kala saxeexden January dartii.
     
Loading...