"Maanta waxa la yidhaa suldaan Xasan siyaasad ayuu galay waligay ba waan ku jirnay ilaa Suldaan Diiriye

Saturday June 08, 2024 - 11:00:22
Hadhwanaag
Isbedelkiina wuu muuqdaa kaliya in uu doorashada



Muuse biixi ayuu ridayaa ayay yidhaahaan marbaa jirtay keligay aan tunka ku sitay oo aan ku tiir iyo tacaba beelay sidaan kursiga u saari lahaa dhibaatada uu maanta noo geystay aniga iyo Reerkaygaba dib ayaan uga warami doonaa

Isbedelkiina wuu muuqdaa kaliya in uu doorashada qabto ayaa looga baahanyahay” Suldaan Xasan Suldaan Cabdiraxmaan
     
Loading...