Mayarka Laascaanood Oo Kulan Laqaatay Madaxwaynaha Jubaland.

Monday May 06, 2024 - 13:14:11
Hadhwanaag
"Axmed Madoobe Madaxweynaha Jubaland ayaa taageero"

Nayrobi (HWN) Maayarka Magaalada Laascaanood Cabdiraxim Cali Ismaaciil oo ku sugan magaalada Nayroobi ayaa hoyga uu ka degan yahay Nairobi ku booqday hogaamiyaha mamaulka Jublaland Ahmed Maxamed Islan.


Axmed Madoobe Madaxweynaha Jubaland ayaa taageero iyo garab istaag umuujiyey bulshada SSC xiligii ay dagaalka kula jireen  Somaliland.

     
Loading...