G.Xirsi Kulan la yeeshay cuqaal iyo odayaal ka soo jeeda degaannada Berbera,SAWIRO

Thursday May 02, 2024 - 18:24:21
hadhwanaag
Guddoomiyaha iyo waxgaradka iyo odayaasha....



Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI mudane Xirsi Cali X Xasan oo ay weheliyaan masuuliyiin sarsare oo hoggaanka xisbiga ah ayaa Kulan la yeeshay cuqaal iyo odayaal ka soo jeeda degaannada Berbera, Sh Abdaal, Dacarbudhuq, Jaleelo ilaa Hargeysa.


Guddoomiyaha iyo waxgaradka iyo odayaasha ayaa isla gartay in deegaannadaasi qayb ka noqdaan isbedelka xisbigu rabo in uu dalka ka hir geliyo, waxaanay tilmaameen in ay si buuxda xisbiga u taageerayaan.

 

 

May be an image of 5 people, dais and hospital
May be an image of 4 people and dais
May be an image of 2 people and beard
May be an image of 4 people, people studying and table
May be an image of 3 people and dais

 

     
Loading...